Jibrilstudio
Jibrilstudio
  • 145
  • 11 416 633
Somaliland yeynaan la hadhin.flv
Somali meel ay joogtaba hal hal ayey ugu soo dhowaanayaan taageerada gooni isu taagga Somaliland.
Переглядів: 4 097

Відео

Siciid M Raan-Qaranimada Somaliland.avi
Переглядів 4,5 тис.14 років тому
Waa Siciid M Raan iyo Gabatgiisii Caanka ahaa ee uu kaga hadlayey dhibka loo soo maray qaranimada S/L
Al Qaeda in Yemen say it is fighting the USA not the Yemen.flv
Переглядів 1,6 тис.14 років тому
Rag sheeganaya Alqaacidada Yemen oo qiraya inay la dagaalamayaan USA
Nigeria's political uncertainty. Afrika iyo caadadeed.flv
Переглядів 92014 років тому
Afrika haddii madaxweyne xanuunsado, mustaqbalka dalka ma in shaki galaa baa-
UN climate confrence. Dad cun Senawi oo afrika matalaya!
Переглядів 84114 років тому
Dadcun Senawi ma matali karaa Afrika. Siduu CHevez yidhi Hadday cimiladu bangi tahay mar hore ayaa la badbaadin lahaa!
Iran Tests Long-Range Missiles.flv
Переглядів 1 тис.14 років тому
Iran oo hubka ridada dheer leh dhan walba u jeedisay. Ma nafteeday ku difaacaysaa mise cid bay daandaansi ku tahay.
Somali pirates capture Russian sailors -.flv
Переглядів 38 тис.14 років тому
Somali pirates capture Russian sailors -.flv
Modern piracy rooted in poverty and war -.flv
Переглядів 28614 років тому
Budhcadbadeeda casriga ah iyo dawladaha waaweyn bal maxaa kala hatsta
China defends developing countries on climate issues -.flv
Переглядів 47814 років тому
China oo isku dhererinaysa wadamada soo koraya,shirkii Copenhagen
Russia-Norway team wins Iraqi oil bid
Переглядів 22514 років тому
Saliidii Ciraaq oo la xaraashayo inta aan laba soo saarin
Somali ministers killed by suicide bombe
Переглядів 1,2 тис.14 років тому
Sheik Shariif iyo Alshabaab maxaa kala haysta. Isna ka adkaan waa cid uga hiilisana waa!
Shiikh Mustafa iyo waxbarashada Galbeedka
Переглядів 29 тис.14 років тому
Bal dhugo sida sheekhu u dhigayo waxbarashada
Opraha oo joojisay showgii ay ku caan baxday
Переглядів 40214 років тому
Opraha waxay joojinaydaa showgii ay bilyaneerka ku noqotay
Kenya accused of training young somali fighters 07 Nov 09
Переглядів 77614 років тому
Bal daawo sida somaalida loo isticmaalayo.
Ciid iyo dhagax ma ku quraacatay
Переглядів 65014 років тому
Gaajo weli maku geysey inaad dhagax iyo ciid ku quraacato
Cabdo Ayir iyo jidka dheer ee siyaasadda S/L3
Переглядів 26614 років тому
Cabdo Ayir iyo jidka dheer ee siyaasadda S/L3
Cabdo Ayir iyo jidka dheer ee siyaasadda S/L2
Переглядів 10614 років тому
Cabdo Ayir iyo jidka dheer ee siyaasadda S/L2
Weli dhaxan darteed saliid kulul ma ku faraxalatay
Переглядів 1,1 тис.14 років тому
Weli dhaxan darteed saliid kulul ma ku faraxalatay
Calan yahow ha dhicin
Переглядів 72 тис.14 років тому
Calan yahow ha dhicin
Cabdo Ayir iyo jidka dheer ee siyaasada S/L
Переглядів 26814 років тому
Cabdo Ayir iyo jidka dheer ee siyaasada S/L
Russia to help Iran enrich uranium
Переглядів 23714 років тому
Russia to help Iran enrich uranium
Dhiska Minaaradii u horreysey Kopenhagen
Переглядів 47214 років тому
Dhiska Minaaradii u horreysey Kopenhagen
How Can you fix your credit must see it
Переглядів 1,1 тис.15 років тому
How Can you fix your credit must see it
Wa Somaliland Maryan Mursal
Переглядів 35 тис.15 років тому
Wa Somaliland Maryan Mursal
Aw Bustaale Barakadaada..
Переглядів 38 тис.15 років тому
Aw Bustaale Barakadaada..
Somali Woes The Perils of Intervention by Mumia Abu-Jamal
Переглядів 2,7 тис.15 років тому
Somali Woes The Perils of Intervention by Mumia Abu-Jamal
Khudbadii iscasilaadda ee Cabdullahi Yuusuf
Переглядів 5 тис.15 років тому
Khudbadii iscasilaadda ee Cabdullahi Yuusuf
Somali fighters destroying shrines - 20 Dec 08
Переглядів 21 тис.15 років тому
Somali fighters destroying shrines - 20 Dec 08
Fighters fill Somalia's political vacuum - 19 Dec 08
Переглядів 89915 років тому
Fighters fill Somalia's political vacuum - 19 Dec 08
China to send Navy to fight Somalia pirates
Переглядів 1,1 тис.15 років тому
China to send Navy to fight Somalia pirates

КОМЕНТАРІ

  • @FardowsoDaauud
    @FardowsoDaauud День тому

    O

  • @abasali2237
    @abasali2237 День тому

    Qofkaste oo jacayl la il daran heestan wayka oohinaysa

  • @adanabdille1796
    @adanabdille1796 2 дні тому

    Anigo dugsiley ah ban maqli jiray heestan gabdhaha walalahey ah Allaha I daayste o dharka markay dhaqayan heestan daaran jiren time is flying

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 дні тому

    Wxaan nahay dhig iyo udub Dhumucda iska haystee Dhimashiyo wad mooyee Dhanna ha iga tagine. Iisoo dhwoow aan Ku dhowrto waligay❤.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 дні тому

    Waa laga daba dhacay heestaan❤. Memory❤.

  • @user-lx4vq5pk4o
    @user-lx4vq5pk4o 4 дні тому

    Dadka qaar ayaa dhahaya hestan tiktok kaso radiyey😢 boqol heesihisana 2002 dhegysn jiry caadi mahan codkisa inta isku midka nahay 👍 fadlan heesihi hore dhegyzta

  • @Shekeye-nq2md
    @Shekeye-nq2md 4 дні тому

    Cudura la filen iyo cilad weye cashaqu cado wuxu u leyhy nafta inu cadadshe subax talado 8:30 30jul2024 i.a wan so laban dona hda nolhay😢

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 5 днів тому

    What a amazing song.!😮 Still listining 28/07/2024.🎻💥

  • @mustafekeybiiofficial3525
    @mustafekeybiiofficial3525 7 днів тому

    2024 ilaa 2017 waan dhagaysanaya kama xiiso dhaco sababtana ma aqaano ilaa imikana single ban ahay😅😮😢

  • @muniirosiciid-qy1sz
    @muniirosiciid-qy1sz 7 днів тому

    waxn dhagesnya 2024/7/26🥺♥️✨

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 7 днів тому

    Dhaqankiyo asluubtaa Dheer tahay habalaha oo Markii aan ku dheehdaba Igu dhalay kalgacalkuye Marwa dhaqasha wacaniyo Xidig xilo janaadey Waxaa nahay dhig iyo udub Dhumucda iska haysee Dhimashiyo wad mooyee Dhanna ha iga taginoo Isoo dhawoow Macn isoo dhawoow Aan ku dhowrto waligeey Ishcalaa hees 😊 waxaan dhageysanayaa galab Jimco ah taariikhduna tahay 26 / July / 2024 6:23 Pm galabnimo.

  • @Clkariin_1234
    @Clkariin_1234 8 днів тому

    2O24 yaa joga

  • @SaidaMOHAMEDIBRAHIM-rp2mi
    @SaidaMOHAMEDIBRAHIM-rp2mi 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 11 днів тому

    Hees aad u jeclhy hadii aan nolol ku gaaro xajigayga mustaqbalka wan u daari doona ❤ 23/7/2024. 12:18 ilaahow sidii roon adaa garanaya qof baariya oo naftayda farxad galiya ku waydiistay oo ehlu salaad ah. Ilaahow ma dooran Kare ii door.

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 12 днів тому

    Heestydii 😢❤ xusus hore ❤😢😮

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 12 днів тому

    Heesaha ay mudo kugu danbeysay mrkaad dhageysato wakhtigii hore ayaad xasuusan ee caruurnimo iyo dadkii kula noola asxaab famly iyo jaarki tvga wda daawan jirteen oo aydaan hada isla joogin, aduunkana lagu kla firdhismay waad jeclanysa wakhtigaas iyo dadkaas lkin maku so laabanayo dadkana jaaniska aad wakhtigas isku heli jirteen ma isku helaysaan waa la wda weynaaday aduunya dadka kla mashquulisay. Old is gold. Waan salaamaya inta iga danbeysa heeskan ayaan cwa mr kle dhgysan 15 sano ka dib caruurnimadi ayaan kuso raaxystay.❤️🫶🏾

  • @BushroCabdixakiin
    @BushroCabdixakiin 13 днів тому

    😂❤❤❤

  • @Keynaneditor
    @Keynaneditor 13 днів тому

    2008 😮😮😮

  • @abduqadirdayib1427
    @abduqadirdayib1427 13 днів тому

    Markii igu horaysay oo aan dhagaysto waxay ahayd 2010 Wali waan dhagaysanayaa 2024 Hyderabad india

  • @samatardiriye1226
    @samatardiriye1226 13 днів тому

    Heeestnyyyyyyyy 😢

  • @mohamedqanciye1150
    @mohamedqanciye1150 14 днів тому

    Who is still listening 2024" legends"

  • @someditins
    @someditins 14 днів тому

    2024😢 Remember when you chilled watching tv or mobile number this song frist time i listen 2011😢

  • @user-oj6et3mz7e
    @user-oj6et3mz7e 16 днів тому

    2024 July my birthday and still

  • @user-amshingaani
    @user-amshingaani 16 днів тому

    DHIIB BAA DHACAY REER ISAAQ KELIYA MA AHAA EE DADKII REER SHI GAANI AH KUFSI DIL DHAQ IYO IN NAAGA QAARKOOD SILSILADWZX LOOGU DHALAY SOO BOOQDA SHINGAANI SIDAUU XZSUUQA IYO BURBURINTA SHINGAANI

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 17 днів тому

    15 sano ka hor wow wallahi waqti wa ku daayay ilaahow inta ino dhiman noo hagaajji😢

  • @dabylka
    @dabylka 17 днів тому

    Still 2024 / 7 / 7

  • @mahadjimcaale1087
    @mahadjimcaale1087 17 днів тому

    2024 ayaan daawanayaa ✌️✌️💯🤲

  • @AyanQasim-p7r
    @AyanQasim-p7r 18 днів тому

    Jacelada waalida ah jaceelka uwalala ah

  • @mushtaqabdiqani5512
    @mushtaqabdiqani5512 21 день тому

    😢

  • @KhadarAbdullahi-sd3wk
    @KhadarAbdullahi-sd3wk 22 дні тому

    Still 12/6/2024

  • @SaadamQureyshi
    @SaadamQureyshi 22 дні тому

    11/7/2024 goobta galdogob🖐️

  • @Bashiirmuse
    @Bashiirmuse 23 дні тому

    1:24 AM 11 July 24 ❤ xasuus ayy nqon doonta HARGEISA 😢

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 24 дні тому

    Anyone in 2024?

  • @maxamedliilii3230
    @maxamedliilii3230 26 днів тому

    7/8/2024🎉🎉 Malin tahriip ii qorsheesan😢🎉🎉🎉 oo waliba aan qof aan kala tagnayy😢🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XuseenCaliXaashi-ff2lp
    @XuseenCaliXaashi-ff2lp 26 днів тому

    Stil 7_7_2024 saac 10:02

  • @abdijabarjabra3961
    @abdijabarjabra3961 28 днів тому

    Who still watching 06/7/2024 Heestan xasuus gooni ah bay igu leedahay anoo yar baa maqli jiray haddan micnaheeda fahmay❤❤

  • @user-od5vf1on1r
    @user-od5vf1on1r 28 днів тому

    2024❤

  • @SigadBuralle-wz5dx
    @SigadBuralle-wz5dx 28 днів тому

    Jamco June 5,2024@5:07pm. Break Ayaan ku jiraa Waxan joogaa shaqada syncrude, Fortmcmurray, Alberta, Canada. Heestan ayaa waxan ku xasuusanayaa sxbkay Jacfar habeen aan joognay Nairobi 12 street. Memorable night.

  • @MalyuunCabdi-xb4gq
    @MalyuunCabdi-xb4gq Місяць тому

    Waqtigu waa 2007 malhyga waxan dhigta malcaamad walashay barwaaqo ayaa heestan markastan dhagaysan jirty hadana ana jecl waa xasuus qaaliya

  • @user-tp6qo4hu7t
    @user-tp6qo4hu7t Місяць тому

    2020 igu Dambeysay Maanta o Tariiq Du Tahay 3/7/2024 a Dib umilicsaday❤🎉

  • @MarwaanPro
    @MarwaanPro Місяць тому

    Wlhi Hestaan Adeerkay ayaa Dhegaysan Jiran Ana Dugsiilay ahaa Asaana noo shidi Jiray 2010 Waxaana Caawa so Booqday ayadaa taarikhda tahay 2/7/2024 Maalin Salaasa ah Anoo Jooga Wadanka Sweden 🇸🇪 Adeerkay Mohamed Allow ku xafid

    • @Marwaahmetttt
      @Marwaahmetttt Місяць тому

      Dadka klo dhan beri horey wax soqoren adunba ku arky adeerna xge kunolyhy 😊😅

  • @user-sl9bh2uh8k
    @user-sl9bh2uh8k Місяць тому

    ❤❤❤ specialy ለFozia Hersi ጋብዤሻለው ናፍቀሽኛል l.miss you ❤💝!

  • @daawudmohamed614
    @daawudmohamed614 Місяць тому

    Waxan hubaa in heeskan aad dib usoo milacsatey hadaa iga danbeydo like ta ha.ila dhafin✌️

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh Місяць тому

    Xiska werer galisaye waxaa Nool Aduunyada Adaan kugu werweraya warna ii mahayside😢 cajiib

  • @bazhirmoHamet
    @bazhirmoHamet Місяць тому

    28.jun.2024 still listening ❤😮😊

  • @MoShanta
    @MoShanta Місяць тому

    27/6/2024

  • @MoShanta
    @MoShanta Місяць тому

    27/6/2024

  • @Farayare451
    @Farayare451 Місяць тому

    Waxaan hubaa inaa heestan miraha iyo laxanka macaan aad dib ugusoo booqatay hddaa iga danbeeso like iisaar goat 😂😊

  • @FaaisaUpdi
    @FaaisaUpdi Місяць тому

    2024❤

  • @cabdiqadirkingeero1495
    @cabdiqadirkingeero1495 Місяць тому

    Yaa 2024 daawanaya 😢